SAYPA’s : Motivating The New Teens
SAYPA April 2019 Monthly meeting focused mentors and mentees based on shared background and interest.
SAYPA April 2019 Monthly meeting focused mentors and mentees based on shared background and interest.
SAYPA ayaa xafladii bilaha ahayd ee ay u qaban jirtay Dhalinta soo korasa iyo waalidiintood si ay uga wada hadlaan hadba xaalada ka taagan magaalada Boston ayaa bishan waxaa lagu falanqeeyay ama lagu dhiiro galiyay hamiga dhalinta soo korasa iyada oo lagala hadlay sidii ay uaga jibo keeni lahaayeen waxbarashadooda.
Continue reading “SAYPA oo Ardayda reer Boston kala hadashay mustaqbalkooda”
SAYPA’s May 2018 Dinner and Discussion
This March 2018, SAYPA will invite the High school and college students for a dinner. There will be no restrictions for attendees, everyone is well come.
Continue reading “SAYPA’s Spring Break Dinner for University and High School Student.”
SAYPA’s monthly meeting is about how the immigrant youth needs leadership & mentor-ship; mainly, they need guidance about challenges facing immigrants in Massachusetts and their ability to engage and integrate into the society effectively.
Urur goboleedka SAYPA oo ay ku bohoobeen waalidiinta Soomaalida degan Boston iyo nawaaxigeeda ayaa qabtay xafladihii bilaha ahaa, kuwaasoo ka kala dhacay Jeep Johns Park (Timilty) iyo IHOPka xaafada Brighton.
Continue reading “Kulamdii SAYPA ee bilaha September iyo October 2017”
Somali American Youth Parents Association is a nonprofit organization that puts together events once a month for the Somali Community who live in the state of Massachusetts.
SAYPA’s monthly meeting is about how the Somali immigrant youth needs leadership & mentorship; particularly they need guidance about challenges facing immigrants, Somali youth in Boston and their ability to effectively engage and integrate into the Boston society.
Continue reading “SAYPA’s monthly meeting was held July 28, 2017 at Hibernian Hall”
26ka Juun oo ah maalintii gayi Soomaali leedahay laga taagay Calan Soomaaliyeed ayaa waxaa si’aada looga xusay magaalada Boston ee carigan Maraykanka. Uruwaynaha Magaalada ee Waalidiinta iyo Dhalinta ee afka qalaad lagu yiraahdo Somali American Youth Parents Association (SAYPA) ayaa xafladiisii bilha ahayd ee bisha June loogu dabaal dagay Ciida Soonfureed iyo waliba maanta oo ay ku beegnayd maalintii beerta Xoriyada ee Hargaysa laga taagay Calnkeena Buluugleey.
Continue reading “Xafladii SAYPA ee Boston oo loogu dabaaldagay Ciidulfidrida iyo Xuska 26ka June”
Malinnimadii Axada ee bishu ku beegnayd 05-07-2017 ayaa waxaa la qabtay kulankii Jaaliyada ay u qabanqaabiyaan Gudida Walidiinta iyo Dhalinta soo korasa ee magaalada Boston SAYPA.
Kulankan oo lagu soo bandhigay Hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxa uu xabaarsanaa habka dadka Soomaalidu u kala doontaan Gabdhaha iyo habka laysku siiyo taasoo ay jileen ruwaayad ay dhalintu ku matalayeen arintaa.
Somali American Youth Parents Association (SAYPA) is a place where the Somali community can come to mingle ones a month also exchange ideas about life in the commonwealth of Massachusetts. Get community-targeted scholarship information for the youth, provide a forum for the community to help straggling family financially or readjusting changing life in America.